Shan ka tirsan ciidamada gaarka ah ee Puntland (PMPF) oo qarax lagu dilay (Sawirro)

Askar ka tirsan ciiamada gaarka ah ee Puntland ayay dhimasho iyo dhaawac ka soo gaartay qarax ka dhacay buuraleyda Galgala ee gobolka bari Shan askari oo ka tirsan ciidmada PMPF ee Puntland ayaa ku dhintay tiro intaas ka badana waa ku dhaawacmeen, kaddib markii gaari nooca dagaalka ah oo ay la socdeen ay miino kula … Continue reading Shan ka tirsan ciidamada gaarka ah ee Puntland (PMPF) oo qarax lagu dilay (Sawirro)